1 minute read

Arrimaha Xiriirka hay’adaha

Habsami u wada Shaqeynta Hay’adaha

Gobolka Ohio ee Cudurrada Dhimirka iyo

Advertisement

NewAmerican Resource Center

Waa kulankiiMs.Malikaoo ka tirsanFrankilcouct Mental Health oonagusoobooqateyxarunteena Bidix Mr. Geelle, Ms. Malika, Mr. Dieireh. Franklin County Mental health waxay ka shaqeysaabaxnaanintabulshada ku dhaqan Franklin County Ohio ee la laliitacudurradadhimirka ama maskaxda.Hay’addan Franklin County waxayqeyblibaax ka qaadataahorumarkaiyokobcinta New American Resource Center.

Waxaan illaa sannadkii hor xoog saarney wanaajinta iyo xiriirka ka dhexeeya ha’adaha ka shaqeeya Cudurrada maskaxda , taas oo aan ka gaarney guul aad u ballaara. Hay’adda New American Resource Center Waxay xiriir aad u qato dheer oo ku saasan Wax qabadkeena bulshada la yeelatey hay’adaha dowliga ah ee ka shaqeeya cudurrada maskaxda, taas oo waxweyn ka tareysa bed qabka bulshadeena iyo baahida gaarka ay u qabaan in laga taageeero Cudurrada Maskaxda. Waxaan kaloo xiriir fiican leenahay ADAMH Frankilin county Ohio iyo Arc Builders of ohio oo u xilsaaran bad qabka maskaxeed ee Franklin County ■